Sooyaalka isirka & abtirka SoomaalidaSooyaalka isirka & abtirka Soomaalida
Somali
Title rated 0 out of 5 stars, based on 0 ratings(0 ratings)
Book, 2025
Current format, Book, 2025, Daabacaadda koowaad, Available .Book, 2025
Current format, Book, 2025, Daabacaadda koowaad, Available . Offered in 0 more formats"Buuggan, aqoonta uu xambaarsan yahay iyo qoriddiisaba waxaa iska lahaa Allaha u naxariiste Aaabbahay Prof Maxammed Cabdi Maxammed oo dadka badankiis u yaqiin Prof Gandhi. Prof Gandhi waxa uu buuggaan aruurinayey, qorayey kuna wasay cilmibaaris in ka badan 40 sano. Nasiibxumo intii uu buugga qoraalakiisa iyo iskudubbaridkiisa ku dhex jirey ayaa tii Ilaahay u timid oo wuxuu sannadkii 2021 ki kii ku geeriyooday magaalada Besancon ee waddanka Faransiiska, halkaas oo uu daganaa ilaa iyo intii uu waxbarashada ku yimid. Waxaan ahaa shaqsi aad ugu dhow aabbahay, saaxiibna lahaa, sidaas darteed hawlihiisa oo dhan wuu ila socodsiin jirey. Waxaan si dhow ula socday hawsha buuggaan, taariiqdiisa iyo waqtigii aadka u badnaa ee uu aabahay galiyay. Ka dib markuu dhintay, Illaahey ha u naxariiste, ayaan go'aansaday in howshii uu waday aysan noqon mid isaga raacda. Waxaan g'aansaday in aan fuliyo ballantii uu naftiisa ka qaaday ee ahayd in uu bulshadiisa wacyigeeda kor u qaado. Buuggaan oo ujeeddadiisu tahay in jiilalka soo socda, iyo kuwa hadda joogaaba ay ka faa'iidaystaan, waxaan go'aansaday dhammaadkii sannadkii 2021kii in aan bilaabo shaqadiisa ah ururintiisa, sixiddiisa iyo dib-u-habayntiisa si loo daabaco. Inkasta oo aan is lahaa hawsha isku dubarridka wax yar un bay qaadanaysaa, haddana muddo saddex sano ah ayey igu qaadatay oo waxay soo gabagabowday dhamaadkii 2024tii. Waxaan rajaynayaa aqristow in aad buuggan ugu dhex tagto waxyaabo badan oo aadan hore u ogayn oo muhiimad weyn u leh aqoonsigaaga qofeed iyo kan bulshadeed." --Back cover
Title availability
About
Subject and genre
Details
Publication
- Stockholm, Iswiidhan/Sverige/Sweden : Afkeenna Bookstore & Publishing, 2025., ©2025
Opinion
More from the community
Community contributions are the opinions of contributing users. These contributions do not represent the opinions of Hennepin County Library.
Community contributions are the opinions of contributing users. These contributions do not represent the opinions of Hennepin County Library.
Community lists featuring this title
There are no community lists featuring this title
Community contributions
There are no quotations from this title

From the community