Title rated 0 out of 5 stars, based on 0 ratings(0 ratings)
Book, 2016
Current format, Book, 2016, First edition, Available .
Book, 2016
Current format, Book, 2016, First edition, Available . Offered in 0 more formats
"Buugani waxa uu soo koobayaa laba sheeko oo gaagaaban. Sheekada koowaad waxa la yidhaahdaa: Warqaddii Jacaylka, tan labaadna Xil Jacayl ma baaqdo. Sheekada Warqaddii Jacaylka waxa arbayaal ka ah ama hoggaaminaya Fariido iyo Faarax. Fariido sida magaceeda ka muuqata waa gabadh aad fariid u ah oo caqli badan. Waxa ay ku xujooyin badan dul dhigaysaa Faarax oo ay ka heshay. Hase ahaatee, Waxa ay ku tashatay in haddii Faarax xujooyinkeeda furi waayo oo uu u muuqdo nin aan caqli badnaynay ka tashato. Waxa ay noqon lahaydba, Faarax wuu ku wareeray si uu u soo saarana wuu garan waayey. Waa sheeko halkaas maraysa. Sheekada Xil Jacayl ma Baaqdo waxa arbayaal ama jilayaal ka ah Warsan iyo Warsame oo yaraantoodii aad isu jeclaa, danise kala geysay, ka dib markii aabeheed oday qurbaha ka yimid ku daray. Warsamena qarracan dartiis tahriibay oo qurbe galay. Waa sheeko xiiso badan oo waxyaabo badan oo bulshadeena ka khaldan iftiiminaysa"--Page 4 of cover.
From the community